Ku dhawaad 100 qof oo 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay lagu dilay Qaza

0
164

Ciidamada militariga ee Israa’iil ayaa duqeymaha ay weli ka wadaan Qaza 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ku dilay ku dhawaad 100 qof.
Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa laga soo xigtay in mudadan gudaheeda la dilay 88 ruux.
Tani ayaa tirada guud ee Falastiiniyiinta lagu dilay Qaza ilaa 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore ka dhigaysa ugu yaraan 31,272 halka la dhaawacay 73,024 kale.