Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:170 arday oo bartay culuun kala duwan oo shahaadooyin lagu siiyay Dadaab

DHAGEYSO:170 arday oo bartay culuun kala duwan oo shahaadooyin lagu siiyay Dadaab

Qaar ka mid ah dhallinyarada soomaaliyeed ee xeryaha qaxootiga ku barbaaray waxna ku bartay ka dibna dib u dajin ka helay waddamada horumaray ayaa fursaday waxbarasho u fidiyay dhallinyarada xeryaha ku nool waxaana ka mid ah Cabdi Aaden Khaliif oo loo yaqaano dhagajuun wuxuuna sanad kasta waxbarasho sare siiyaa tiro badan oo ka mid ah da’yarta xeryaha oo aan fursad u helin inay ku biiraan jamaacadda.
170 arday oo bartay koorsooyin kala duwan ayaa shahaadooyin lagu guddoon siiyay Dadaab .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments