DHAGEYSO:Qiimaha lagu kala iibsado xoolaha ee Garissa oo hoos u dhacay

0
232

Waxaa hoos u dhac ganacsi laga dareemaya suuqa xoolaha ee magaalada Garissa iyadoo ay ganacsatada hadda sheegayaan in aynan jirin meel xoolaha loo iibgeyo.