Militariga Israa’iil ayaa shaaca ka qaaday in muddo toddbaad ah gudaha Qaza uu ku xiray boqolaal qof oo Falastiiniyiin ah.
Israa’iil ayaa sheegtay in ugu yaraan 200 oo shakhsiyaadkan ka mid ah lagu wareejiyay laamaha ammaanka ee Israa’iil si baaritaano iyo dabagal dheeraad ah loogu sameeyo.
Dadkan ayaa lala yeelan doonaa wareysiyo dheeraad oo xog raadin ah.