DHAGEYSO:Ra’iisul Wasaare Xamse oo shir ka furay Jabuuti

0
209

Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa dalka Jabuuti ka furay shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage.
Waxaa uu halkaasi uga hadlay caqabadaha uu amniga ka mid yahay ee ay wajahaysa Soomaaliya iyo garab istaagga dowladda Jabuuti ay u muujiso dowladda federaalka ee Soomaaliya.