Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya KNEC oo beenisay war lagu faafiyay baraha bulshada

KNEC oo beenisay war lagu faafiyay baraha bulshada

Golaha imtixaannada qaran ee KNEC ayaa war been abuur ah ku tilmaamay qoraal lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegaya in hadda ay rasmi tahay oo shaaca laga qaaday taariikhda lagu dhawaaqaya natiijada imtixaanka fasalka 4-aad ee dugsiyada sare ee KCSE-da.
Golaha KNEC ayaa si cad u sheegay in arrintaasi aan isaga laga soo xigan.
Waxaa uu intaasi ku daray in weli ay socoto saxidda warqadaha imtixaanka KCSE-da oo natiijada la shaacin doono marka ay diyaar noqoto.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments