DHAGEYSO:5 qof oo lagu dhaawacay dagaal beeleed ka dhacay Wajeer

0
232

Waxay dhaawacyo soo gaareen shan qof ka dib dagaal beeleed laga soo tabiyay tuulada Gajaxiir ee hoos tagta magaalada Giriftu ee galbeedka Wajeer.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa arrinkan ka wareystay ku xigeenka guddoomiyaha tuuladaasi ku matalo dowladda dhexe.