Marka la eego xaaladda cudurka AIDS-ka ee dalka waxaa ismaamullada ay ku nool yihiin dadka xanuunkan qabo ugu horreysa Nairobi .
Tirada kiisaska fayraska HIV-da ee cusub ee laga diiwaangeliyay Nairobi ayaa ah 2,000.
15 ka mid ah ismaamullada dalka ayuu boqolkiiba 66 culeys ku haya xanuunkan.
Nairobi waxaa soo raacda Kisumu ,Homabay ,Nakuru iyo Siaya .
Meelaha uu cudurkan ku yar yahay waxaa ka mid ah ismaamullada Lamu, Tana River, Garissa, Marsabit iyo Isiolo.
Guud ahaan wadanka waxaa cudurka AIDS-ka qabo 1.4 milyan oo qof.