Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka QM oo sheegtay in shacabka Qaza loo dilaya si aan horay loo...

QM oo sheegtay in shacabka Qaza loo dilaya si aan horay loo arag

Xoghayaha guud ee qaramada midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in dilalka ay Israa’iil u gaysatay welina ku bartilmaameedsanaysa shacabka Qaza aan horay loo arag tan iyo markii uu 2017-kii xafiiska la wareegay.
Ilaa iyo hadda waxaa duqeymaha Israa’iil ee Qaza laga soo billaabo 7-dii bishii hore ee Oktoobar ee sanadkan lagu dilay in ka badan 13,300 oo qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments