Dadweynaha ismaamulka Mandera ayaa walaac ka muujiyay saameynta ka soo gaartay daadadka ka dhashay roobabka da’ay xilli magaaladaasi ay ka maqan yihiin adeegyada isgaarsiinta iyo korontada sida uu ku soo warramayo Cabdiqafaar Cumar Ibraahim oo warbixintan Mandera ka soo diray.