Waxaa lagu soo warramayaa in 31 canug oo si dhicis ah ku dhashay laga daadgureeyay isbitaalka ugu wayn Qaza ee al-Shifa .
Carruurtan ayaa la geeyay isbitaallada European iyo Nasser ee dhanka Koonfureed.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in Israa’iil ay la wareegtay isbitaalka Al-Shifa oo horay duqeymo lala eegtay.