Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Uhuru Kenyatta oo ka hadlay dhaliil loo jeediyay maamulkiisi

DHAGEYSO:Uhuru Kenyatta oo ka hadlay dhaliil loo jeediyay maamulkiisi

Madaxweynihii hore ee dalka Uhuru Kenyatta ayaa maamulka madaxweyne William Ruto ku dhaliilay in xilli kasta oo aynan u suurtagelin inuu wax oofiyo uu qiil ka dhiganaya in maamulkii hore ee uu isaga hoggaaminayay uu qaladaad sameeyay.
Uhuru ayaa hoosta ka xarriiqay in xaaladda dhaqaale ee dalka oo aan ilaa iyo hadda xal buuxa loo helin loo tiirinaya in maamulkiisa uu sabab u ahaa.
Xilli uu ku sugnaa magaalada Mwingi ee ismaamulka Kitui ayuu madaxweynihii afaraad ee wadanka sheegay in uunan lahayn eedeymaha loo jeedinaya .
Sidoo kale waxaa uu carrabka ku adkeeyay in uunan marnaba ka bixi doonin isbeheysiga mucaaradka ee Azimio ee uu ka tirsan yahay.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments