Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka UNICEF:Ma jirto meel ka tirsan Qaza oo ay carruurta ku badbaadayaan

UNICEF:Ma jirto meel ka tirsan Qaza oo ay carruurta ku badbaadayaan

Afhayeenka hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan daryeelka carruurta ee UNICEF Toby Fricker ayaa sheegay inaynan jirin meel ka tirsan Qaza oo ay carruurta ku badbaadi karaan.
Waxaa uu ka dayriyay xaaladaha isbitaallada halkaasi ku yaalla.
Xilli uu la hadlay warbaahinta Aljazeera ayuu sheegay inay aad u adagtay in carruurta ku dhashay qaab dhicis ah ee la geeyay isbitaalka Al-Shifa ay sii noolaadaan.
Tani ayuu u aaneeyay in aynan jirin adeegyada korontada iyo biyaha.
Waxaa uu xusay in beesha caalamka laga doonayo inay xaqiijiso badqabka carruurta Qaza maadaama ay weli socdaan duqeymaha Israa’iil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments