Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in ururka Xamaas ee dalka Falastiin aynan ahayn argagixiso.
Waxaa uu xusay in Xamaas ay yihiin urur dalkooda xoreysanaya.
Ra’iisul wasaaraha ayaa intaasi ku daray inay tahay in si buuxda ay Soomaaliya u garab istaagto shacabka Falastiin.