DHAGEYSO:Wakiilka Bute oo dhaliil u jeediyay guddoomiyaha golaha hoose ee Wajeer

0
165

Wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ee Bute ee ismaamulka Wajeer ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday guddoomiyaha golaha hoose ee dowlad deegaankaasi.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.