DHAGEYSO:Culimada Ahlu Suna ee Mandera oo ku baaqay in la joojiyo colaad beeleedyada

0
189

Culimada Ahlu Suna Wal jamaaca ee ismaamulka Mandera ayaa baaq nabadeed ka soo saaray isku dhacyo dhawaan laga soo tabiyay waqooyiga dowlad deegaankaasi.