Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay kal-fadhiga 78-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York.
Afhayeenka xukuumadda dalka Soomaaliya Farxaan Maxamad Jimcaale ayaa ka warramay arrimaha ugu waaweynaa iyo nuxurka khudbadda ra’iisul wasaare Xamse.