Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Nin 72 sano jir ah oo loo haysto inuu faraxumeeyay gabadh yar

Nin 72 sano jir ah oo loo haysto inuu faraxumeeyay gabadh yar

Ciidamada ammaanka ee deegaanka Marani ee ismaamulka Kisii ayaa gacanta ku dhigay eedeysane 72 sano jir ah oo lagu magacaabo Henry Ondieki.
Ninkan ayaa lagu eedeyay inuu gabadh ay da’deedu tahay 2 sano ku faraxumeeyay tuulada Ngokoro ee ismaamulkaas.
Josephine Nyaboke oo ayeeyo u ah gabadha la dhibaateeyay ayaa dhacdadan warbaahinta u sheegtay.
Gabadh yar ee la faraxumeeyay ayaa hadda lagu daaweynayaa isbitaalka weyn ee Kisii .
Ciidamada ammaanka ayaa wado baaritaano dheeraad ah oo arrinkan ku aaddan si eedeysanaha dacwad loogu soo oogo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments