Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada oo digniin ka soo saaray in laga ganacsado sahayda gargaarka

0
283

Hay’adda maareynta musiibooyinka, wasaaradaha u xilsaaran bixinta gargaarka bini’aadanimo ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo heer Dowlad Goboleed ayaa si wadajir ah u soo saaray qoraal mamnuucaya ka ganacsiga gargaarka la keeno Soomaaliya.
Hoos ka akhriso qoraalka wadajirka ah ee ka soo baxay dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada: