Qoraal ka soo baxay maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sidatan u qornaa:
Toogasho ayaa lagu Fuliyay Shariif Abshir Cabdiraxmaan Jaamac (JiniJini).
Hore ayuu Xarar-dheere ugu Dilay Saacid Cali Cabdi Shabeel oo ay military-ga ka wada tirsanaayeen September kow iyo Tobankeedii Sanadkan.
Maxkamad wareegto oo loo diray ayaa xukunkan Dilka ah kula fulisay Xarar-Dheere.
Waa fariin loo Dirayo Ciidanka oo ah in ay Dilaan Cadowga balse aan Hubka loogu dhiibin Iyaga in ay Is Dilaan.
Home Wararka Soomaaliya Maxkamadda ciidamada Soomaaliya oo toogasho ku fulisay askari dilay sarkaal ay wada...