Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dib u habaynta Hay’adaha Garsoorka Soomaaliya oo Gabogabo maraya

DHAGEYSO:Dib u habaynta Hay’adaha Garsoorka Soomaaliya oo Gabogabo maraya

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda dowladda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay inuu hadda Heer Gabo Gabo ah Marayo Qorshaha dib loogu habaynayo hay’adaha Garsoorka Qaranka kuwaas oo la doonayo inay shacabka Soomaaliyeed ugu adeegaan qaab Cadaalad ah.
Wasiirka ayaa sheegay inuu sidoo kale Meel wanaagsan Marayo dadaalka la dagaalana Musuqmaasuqa kaa soo dadka Soomaaliyeed Hantidooda lagu badbaadinayo si aysan shakhsiyaad gaar ah ugu faa’iidaysan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments