Waxaa deegaanka hoose ee Arbajahan ee Galbeedka ismaamulka Wajeer laga billaabay ku tartamidda culuunta islaamiga ah iyadoo ay imtixaankan qaadanayaan ardayda madarasada Al-Huda.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Tartanka culuunta islaamka oo laga billaabay deegaanka Arbajahan ee Wajeer