Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo qaatay kaarka qaran ee aqoonsiga muwaadiniinta soomaaliyeed ayaa ka hadlay muhiimadda uu kaarkan leeyahay.
Waxaa uu sheegay in barnaamijkan uu kaalin ka qaadan doono kobcinta amniga, sare u qaadidda maamul wanaaga dowliga ah iyo ganacsiga.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay aqoonsiga qaran ee muwaadiniinta