Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Tirada dhimashada ee Libya oo gaartay 11,300 oo qof

Tirada dhimashada ee Libya oo gaartay 11,300 oo qof

Waxaa sare u sii kacday tirada dhimashada ee ka dhalatay daadadka iyo duufaanta Daniel ee ku dhuftay magaala xeebeedda Derna ee dalka Libya.
Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay inay dhacdooyinkaasi ku nafwaayeen 11,300 qof.
Waxaa sidatan xaqiijisay hay’adda lanqayrta cas ee dalkaasi oo hoosta ka xarriiqday inay weli socdaan dadaallada samatabixinta.
Sida laga soo xigtay xiriirka caalamiga ee laanyarta cas iyo bisha cas ee (IFRC) waxaa la la’yahay 10,100 qof oo dheeraad ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments