Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Shiinaha:In ka badan 70 Yaxaas oo la raadinaya

Shiinaha:In ka badan 70 Yaxaas oo la raadinaya

Maamullada Koonfurta dalka Shiinaya ayaa wado howlgallo ay ku raadinayaan ugu yaraan 70 Yaxaas oo soo baxsaday ka dib markii ay maalmihii ugu dambeeyay daadad halkaasi saameeyeen.
Toddobaadkii la soo dhaafay ayaa waxaa gobolkaasi ka da’ay roobab culus oo sababay fatahaado .
Daadadka ku dhuftay hareeraha magaalada Maoming ee gobolka Guangdong ayaa horseeday in biyaha ay buux dhaafiyaan haro ku taalla beer Yaxaas lagu xanaaneeyo.
Warbixinnada ayaa intaasi ku daraya in hadda la raadinaya 69 Yaxaas oo waawayn iyo 6 yaryar oo markii ugu dambeysay lagu arkay meel u dhow tuulada Peng Cun.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments