Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu shir ugu soo gabagaboobay qaar ka mid ah siyaasiyiin ka soo jeeda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo halkaasi shir ku lahaa labadii maalmood ee la soo dhaafay.
Siyaasiyiintan ayaa shirkooda ka soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob oo qaarkood dhaliilo adag ay ugu jeediyeen maamulka Koonfur Galbeed.
Bayaanka ayaa sidatan saxaafadda loogu akhriyay