Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka In ka badan 7 qof oo ku dhimatay dhul gariir saameeyay Indonesia

In ka badan 7 qof oo ku dhimatay dhul gariir saameeyay Indonesia

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada ugu yaraan 7 qof ka dib markii dhul gariir cabirkiisu lagu sheegay 6.2 uu ku dhuftay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia.
Maamulka wadankaas u qaabilsan maareynta musiibooyinka ayaa laga soo xigtay in boqolaal qof ay dhaawacmeen halka ugu yaraan 60 guri ay burbureen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments