Dhallinyarada deeganka Kilwaheri ee ismaamulka Mandera ayaa dhigay dibadbax ay kaga cabanayeen qaabka loo qorayo shakhsiyaadka doonaya inay ku biiraan ciidamada dalka ee KDF-ta ee deegaankaasi.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mandera: Dhallinyaro ka dibadbaxay qaabka loo qoraya ciidamada diifaaca ee KDF-ta