Waxaa heshiis la kala dhex dhigay labo beelo walaalo ah kuwaas oo deegaan ku ah ismamaulka Garissa ka dib markii ay dhawaan xurguf dhexmartay.
Culimada iyo salaadiinta ayaa door weyn ka qaatay heshiisiinta labadaasi beel.
Guddoomiyaha guddiga culimada u qaabilsanaa heshiisiinta labada beel ay dirirta dhexmartay, Sheekh Xuseen Cabdullaahi Cabdi ayaa idaacadda Star Fm faahfaahin ka siiyay kulanka lagu heshiisiiyay labada beelood.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Heshiis la kala dhex dhigay beelo xurguf dhexmartay ee ismamaulka Garissa