Dowladda Soomaaliya oo digniin culus u dirtay shacabka ku nool deegaanada Al-Shabaab

0
287

Iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay kordheen howlgallada ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya ay ku beegsanayaan goobaha kooxda Al-Shabaab ay kaga sugan yihiin gobollada dalka Soomaaliya ayaa haddana waxaa soo baxay digniin loo diray dadka shacabka ah ee ku sugan deegaanada Al-Shabaab.
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamad Nuur ayaa qoraal kooban uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayuu ugu baaqay shacabka ku nool deegaanada Al-Shabaab inay isaga fogaadaan xarumaha kooxdan.
Hoos ka akhriso qoraalka uu wasiirka bartiisa rasmiga ee Facebook-ga soo dhigay:-