DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo arrimo badan ka hadlay

0
452

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya Cumar Maxamad Maxamuud Cumar Filish ayaa Barnaamijka la tashiga dadweynaha kala qeyb galay Shacabka ku nool Degmooyinka Waaberi iyo Howlwadaag.
Waxaa uuna ka hadlay arrimo badan oo Xaaladda dalka Soomaaliya ku saabsan.
Cumar Filish Qoddobada uu ka hadlay ee Su’aalaha ay dadkuu Barnaamijka ka qayb galay ka waydiiyeen ayaa waxaa ka mid ahaa dhibaatooyinka hadda dalku maraya sida Cudurka Covid 19,Abaaraha Gobollada qaarkood Saameeyay,doorashada lagu muran san yahay iyo qoddobo kale oo ay ka mid ahayd nidaamka Federaalka ama maamul goboleedka ee Soomaaliya hadda ku salaysan tahay.