Wasiirka gaashaanshigga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamad Nuur ayaa farriin adag u diray dad uu sheegay in ay baraha bulshada ka taageeraan kooxda Al-Shabaab iyo shakhsiyaad xiran shaati wariyeyaal oo ku tilmaan inay taageeraan ururkaasi.
Waxaa uu xusay in shakhsiyaadkaasi ay iska dhigayaan inay maslaxad Soomaaliyeed ka shaqeynayaan.
Wasiirka ayaa intaasi ku daray in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo shacabka ay ishooda wakhti xaadirkaan keliya ay aragta dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo digniin u diray dad uu ku tilmaamay...