Dr Maxamad Gaboose oo sheegay inuu howlaha dhakhtarnimada iyo siyaasadaba isaga haray

0
576

Dr.Maxamad Cabdi Gaboose oo ka mid ahaa dhakhaatiirta waa weyn ee Soomaaliya sidoo kalena ka mid ahaa siyaasiinta Soomaalida ayaa Sheegay Inuu Ka Fadhiistay howlaha Dhakhtarnimada Iyo Siyaasadii oo uu sanado badan ka soo shaqaynayay.
Dr Maxamad Cabdi Gaboose oo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargaysa ee Xarunta Soomaaliland ayaa Sababaha uu shaqadii dhakhtarnimada iyo siyaasadiiba uga Fariistay Faahfaahin ka bixiyay.