Roob dabaylo wata oo Hiiraan ka da’ay

0
603

Wararka ka imaanaya deegaan lagu maagcaabo Takaraale oo Waqooyi ka Xiga Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan ayaa sheegaya inuu halkaas ka da’ay Roob dabaylo Xooggan wato oo guryo badan ay ku dumeen.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa warbaahinta Gudaha u sheegay inku dhawaad 20 guri ay roobabkaasi ku dumeen sidoo kalena ay deegaanadaas horay uga jirta Saamayn weyn oo abaaraha ka dhalatay wabiga Biyihiisuna ay aad u hooseeyaan.