DHAGEYSO:Shir u furmay madaxda dowladda , maamul goboleedyada & gobolka Banaadir

0
489

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta ee xukumadda xil gaarsiinta ee dowladda federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in shir hordhac u ah Shirka wadatashiga madaxda qaranka iyo dowlad goboleedyada uu ka furmay xerada ciidanka Cirka ee Afisyooni.
Waxaa uuna yiri