Ruushka oo 30 qof u maxkamadeeyay falal dambiyeedyo

0
280

Sarkaalka ugu sarreeya dhanka baaritaannada ee dowladda Ruushka Alexander Bastrykin ayaa sheegay in dacwado lagu soo oogay oo xukunno lagu riday in ka badan 30 qof.
Dadkan ayaa loo haystaa inay gaysteen falal dambiyeedyo uu dil ka mid yahay.
Mr. Alexander ayaa xusay in maxkamadaha ka howlgalo gobollada Luhansk iyo Donetsk ay aad ugu dadaalayeen inay xabsiga dhigaan dad ka dagaallamay garabka Ukraine iyagoo ka soo horjeeda ciidamada Ruushka.