Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Wasaarada Ganacsiga Soomalaiya oo sheegtay inay kordhinayso wax soo saarka gudaha

Wasaarada Ganacsiga Soomalaiya oo sheegtay inay kordhinayso wax soo saarka gudaha

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha Xukuumada Fedraalka Soomaaliya Cali Maxamed Bagadi ayaa bogaadiyey beeraleyda Soomaaliyeed iyo iskaashatooyinkooda wuxuuna sheegay inay qayb weyn ka qaataan hormarinta dhaqaalaha dalka.
Wasiir ku xigeenka oo hadal ka jeedinayay Madasha iskaashiga Ganacsiga beeraleeyda Soomaaliyeed ayaa sheegay inay wasaarada Ganacsiga iyo Warashadaha Soomaaliya ay ka Go’an tahay joogtaynta Madashaan si loo gaaro ujeedooyinka laga leeyahay sidoo kalena guud ahaan loo Hormariyo dhaqaalaha wadanka ayadoo la kaashanayo Ganacsatada Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments