Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan wax saameyn ah isku yeelan doonin qabashada doorasho qof iyo cod ah iyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee Soomaaliya Axmad Macallin Fiqi ayaa arrintan ka hadlay.