WHO oo sheegtay in Tanzania laga cirib tiray caabuqa Marburg

0
172

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa shaacisay in dalka Tanzania laga cirib tiray caabuqa saameeyay ee loo yaqaano Marburg.
In ka badan labo bilood ka hor ayay ahayd markii cudur sidaha laga xaqiijiyay wadanka Tanzania.
WHO ayaa bayaan ku sheegtay in kiisaska guud ee la soo tabiyay ay ahaayeen 9 oo 8 ka mid ah la xaqiijiyey iyadoo ay u dhinteen 6 ruux.
Caabuqan ayaa laga soo tabiyay gobolka Kagera ee Waqooyiga Galbeed ee Tanzania.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here