Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Nin hubeysan oo 3 ka mid ah ciidamada Israa'iil ku dilay meel...

Nin hubeysan oo 3 ka mid ah ciidamada Israa’iil ku dilay meel u dhow Masar

Waxaa lagu soo warramaya in nin hubeysan uu meel u dhow xadka dalka Masar uu ku dilay saddex ka mid ah ciidamada qalabka sida ee Israa’il.
Wararka ayaa sheegaya in ninkan oo ku labisna dareeska ciidamada booliiska ee Masar uu askarta Israa’iil rasaas ku furay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments