Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya In ka badan 750 qof oo ah dadka qabo baahiyaha gaarka ah...

In ka badan 750 qof oo ah dadka qabo baahiyaha gaarka ah oo laga diiwaangeliyay Nairobi

Golaha qaran ee dadka qabo baahiyaha gaarka ah (NCPWD) ayaa ismaamulka Nairobi ka diiwaangeliyay 750 qof oo dadkan ka mid ah.
Isku duwaha golahan u qaabilsan caasimadda dalka Nasra Maxamad ayaa waalidiinta ugu baaqday inay soo saaraan carruurta naafada ah si loo diiwaangeliyo.
Waxay uga digtay inay carruurtan guriyaha ku haystaan maadaama haddii aynan diiwaangashanayn ay dhici karto inaynan helin adeegyada ay u baahan yihiin.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments