Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAEGEYSO:Barasaabka Trans Nzoia oo wacad ku maray inuu celinaya qaxooti halkaasi yimid

DHAEGEYSO:Barasaabka Trans Nzoia oo wacad ku maray inuu celinaya qaxooti halkaasi yimid

Barasaabka ismaamulka Trans Nzoia George Natembeya ayaa sheegay inaynan hayn meel lagu marti geliyo dad qaxooti ah oo soo gaaray dowlad deegaankaasi kuwaasoo ka yimid waddamada Congo, Uganda iyo Burundi.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in dowladda dhexe laga doonaya inay dadkan ka wareejiso xarunta bandhigga wax soo saarka beeraha ee Trans Nzoia oo ay hadda ku sugan yihiin.
Natembeya ayaa wacad ku maray in haddii sidan la sameyn uu qaxootiga ku soo qaadi doono baabuur si uu u keeno fagaaraha Nyayo Stadium ee ismaamulka Nairobi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments