Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ukraine oo sheegtay inay soo ridday 30 isugu jira gantaallo iyo diyaaradaha

Ukraine oo sheegtay inay soo ridday 30 isugu jira gantaallo iyo diyaaradaha

Dowladda Ukraine ayaa sheegtay inay soo ridday in ka badan 30 waxyaaboo oo isugu jiray gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay xalay adeegsadeen ciidamada Ruushka.
Waxaa tallaabadan qaaday ciidamada caasimadda dalkaasi ee Kyiv.
Labo qof ayaa ku dhaawacmay burburka ka dhashay howlgallada lagu soo riday gantaallada iyo diyaaradaha drones-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments