Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Habka doorashada Soomaaliya oo la qeexyay

DHAGEYSO:Habka doorashada Soomaaliya oo la qeexyay

Golaha wadatashiga qaranka Soomaaliyeed ee shirka ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimdda ah ayaa shaaciyay qaabka loo marayo doorasho cod iyo qof ah oo ka dhacda dalka Soomaaliya sanadka soo socda ee 2024-ka.
War-murtiyeedka laga soo saaray shirka madasha qaran ayaa si faahfaahsan loogu qeexay qaabka loo marayo doorasho cod iyo qof ah oo Soomaaliya ka dhacda, xilliga doorashada la qabanayo midaynta waqtiga doorashada maamulka doorashada dhismaha guddiga doorashada iyo nidaamka hoggaanka ee dalka Soomaaliya qaateen oo laga dhigayo madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen sida uu ku dhawaaqay wasiirka wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya Axmad Macallin Fiqi

Qodobbada lifaaqa heshiiska golaha wadatashiga qaran:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments