Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ururka KNUT ee Trans Nzoia oo ka soo horjeestay in macallimiinta mushaarkooda...

DHAGEYSO:Ururka KNUT ee Trans Nzoia oo ka soo horjeestay in macallimiinta mushaarkooda laga jaro boqolkiiba 3

Ururka qaran ee macallimiinta dalka ee (KNUT) laanteeda ismaamulka Trans Nzoia ayaa ka soo horjeestay qorshaha ay dowladda dhexe shaqaalaha uga jaraysa boqolkiiba 3 ee mushaarka si loogu biiriyo sanduuqa guriyeynta.
Waxaa ay sheegeen in qorshahan aysan surtagal ahayn maadaama macallimiinta ay wajahayaan mushaar yari.
Ururkan ayaa ku hanjabay in mudaaharaadyo wadanka ka sameyn doonaan haddii geedisocodkan la meelmariyo.
Waxaa ay doonayaan in mushaar kordhin loo sameeyo macallimiinta ka hor inta aan qorshahan lagu dhaqaaqin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments