Waxaa xerada qaxootiga ee IFO lagu qabtay munaasabad shahaadooyin iyo abaal marinno lagu guddoonsiinayay 92 arday oo bartay Quraanka kariimka sida uu warbixintan ku faahfaahinaya Maxamad Baaruud Xuseen.