Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Dowladda Soomaaliya oo shaacisay magaca horjoogaha lagu dhaawacay duqeyn ka dhacday degmada...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay magaca horjoogaha lagu dhaawacay duqeyn ka dhacday degmada Jilib

War-saxafadeed ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah horjoogayaasha kooxda Al-Shabaab lagu dhaawacay howlgal wadajir ah oo degmada Jilib ay ka fuliyeen ciidanka dowladda Soomaaliya iyo saaxiibbada caalamiga ah.
Hoos ka akhriso war-saxafadeedka oo dhameystiran:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments