Kulan looga hadlaayay doorka ay ka qaadan karaan siyaasadda Dalka Soomaaliya dadka qaba baahiyaha gaarka ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Shirkaan ayaa waxaa ka qayb galay Xubno ka tirsan Labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya,Siyaasiin kale iyo Xubno ka socday Golaha Naafada qaranka Soomaaliya.
Dadkii ka qayb galay Kulankaan ayaa dhamaantooda Hoosta ka wada Xariiqay Muhiimadda ay leedahay in dadka qaba Baahiyaha gaarka ah ay helaan xaquuqdooda Dastuurku u qeexay