DHAGEYSO:Guurtida Somaliland oo ka hadashay shaqaadadii Ceerigaabo

0
186

Habeen ka hor ayay ahayd markii shaqaaqo ay ka dhacday degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, halkaas oo dad caraysan iyo ciidamada Soomaaliland ay isku dhaceen.
Intaasi ka dib guddoomiyaha golaha guurtida Soomaaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay shaqaaqada ka dhacday magaalada Ceerigaabo.
Waxaa uu sheegay inaysan muhiim ahayn in halkaasi wafdi loo diro oo arrinta dhacday si dhaqso ah lagu xallin doono.

Dhanka kale guddida Nabadgalyada Gobolka Sanaag Ayaa ka hadlay shaqaaqadii habeen ka hor ka dhacday magaalada Ceerigaabo.
Guddiga ayaa sheegay inay socdaan baaritaano arrintan la xiriirta

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here