DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo shaaciyay wakhtiga ugu dambeeya ee midabeynta mooto bajaajta Muqdisho

0
229

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay wakhtiga kama dambeysta ah ee Midabeynta Mooto Bajaajta ka howlgasha magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Dheere ayaa xilli uu warbaahinta la hadlay sheegay in wixii ka dambeeya 15-ka bishan aan gudaha Muqdisho laga oggolaan doonin in ay ka shaqeyso mooto aan la hayn calaamadaha A iyo B ee horraan lagu wargeliyay milkiileyaasha mootooyinku ku buufiyaan gaadiidkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here